Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan Boorama ayaa Kulan la qaatay Waxgaradka iyo Culimada

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan Boorama ayaa Kulan la qaatay Waxgaradka iyo Culimada.


Boorama-08-03-2023-()-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan madaxda heer gobol, iyo mid degmo ayaa kulan lagaga hadlayo Nabad-galyadda iyo horumarka gobolka Awdal sidii loo xoojin lahaa la qaatay waxgaradka, culimadda iyo aqoon-yahanka ku dhaqan magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama

Advertisement

Ku Xayeysiiso