Hargeysa oo ay soo Gaadheen Waraaqihii Codbixinta ee Doorashooyinka Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa Maanta Soo gaadhay kana Soo dagay Madaarka Hargeysa International Airport Waraaqihii Codbixinta ee Doorashooyinka Golayaasha Wakiiladda & Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland.

https://www.facebook.com/watch/?v=4165873896784469

Advertisement

Ku Xayeysiiso