Madaxweynaha Uhurru Kenyatta iyo Raiisel wasaare Abiy Ahmed ee Ethiopia waxay la hadlayaan dadka reer Mooyaale ee jooga xadka ay wadaagaan Kenya bilowga booqashada rasmiga ah ee hogaamiyaha Ethiopia ee Kenya.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kaabayaasha cusub ee xuduudaha ay ka caawin doonaan sare u qaadida isdhexgalka gobolka iyo ganacsiga iyadoo loo marayo isdhexgalka dadka iyo dadka.

Isla mar ahaantaana, labada hoggaamiye waxay u digeen shaqsiyaadka hurinaya colaadaha wadaagga ah ee gobolka iyagoo sheegay in labada mas’uul ee Kenya iyo Itoobiya aysan ka laaban doonin dadaalkooda wadajirka ah ee lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida soohdinta guud.

Xigasho: State House Kenya

Advertisement

Ku Xayeysiiso