Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka JSL Md: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay shirka gudiga farsamo ee kahortaga & xakamaynta xannuunka Coronavirus ee W.H.Cafimaadka JSL, xaalada Caafimaad ee dalka iyo xogta xanuunka Coronavirus oo halistiisu markale ku laba-kaclaysay guud ahaan dunida

.Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka JSL Md: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay shirka gudiga farsamo ee kahortaga & xakamaynta xannuunka Coronavirus ee W.H.Cafimaadka JSL, xaalada Caafimaad ee dalka iyo xogta xanuunka Coronavirus oo halistiisu markale ku laba-kaclaysay guud ahaan dunida.

Advertisement

Ku Xayeysiiso