Xisbiga WADDANI ayaa shaqaalaha dawladda ee ka qayb galay shirweynaha xisbiga Kulmiye u gudbiyay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda kana dalbaday in tallaabo laga qaado

Xisbiga WADDANI ayaa shaqaalaha dawladda ee ka qayb galay shirweynaha xisbiga Kulmiye u gudbiyay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda kana dalbaday in tallaabo laga qaado.
Xoghayaha Arrimaha Bulshada xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa arrintan shir jaraa’id kaga hadlay

Advertisement

Ku Xayeysiiso