Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa la wareegay 400 Afar boqol oo haamood oo kuwa bukaanka naqaska sida degdega ah ugasoo saara ah.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa la wareegay 400 Afar boqol oo haamood oo kuwa bukaanka naqaska sida degdega ah ugasoo saara ah.

Haamahan oo ay xukuumadu soo iibisay ayaa laga maalgaliyay sanduuqa la dagaalanka iyo xakamaynta xanuunka Coronavirus ee xukuumada.

Run ahaantii, haamahan ayaa ah kuwo baahi wayn loo qabay oo waxwayn katari doona baahida caafimaad ee dalka iyo horumarinta adeega caafimaad ee dalka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso