Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka  Oo khuseeya dulqaad ha la badiyo

dhammaan ummadda reerSomaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka

 Oo khuseeya dulqaad ha la badiyo

Waxba innagama xigaan in dalka horumar la taaban karo la gaadhisiiyo si xusbiga kulmiye guushu u raacdo

Waxaanu soo dhawayna odayaasha iyo waxgaradka is xilqaamay ee ka  ee inta dantoodi ilaawaaween ka hormaryey u guntaday ta dalkooda

cid kasta xilbaa ka saran Somaliland waa loo soo halgamay dhiigba loo soo daadiyey intii halgankaas ku shahiiday waxaanu Allah uga baryena jannnada fardawsa ka waraabiyo agoontii ay ka tageenna waxaannu uga baryena in  aanay aduunka ku dhibatoon

talo soo jeedin

Xadhigga muwaadin dalka kula leh la xidho dalk waxyeello moonaanee waxba uma soo kordhinayo. intii shacabka la xidhi lahaa ha laga shayqsiiyo iska wax u qabsoBir ma gaydada xusbiyada mucaridka yaan lagula degin xadhigga waxaa la odhan kara intii Somaliland jirtay waa markii u horraysay loo hanjabo masuul qaran hooggamiyah saxda ah kama baqo cidda ku xeeranHa loo hooggaansamo qalabka sheegaya xawaaraha baabuurka taas waxaa ku yaranaya shilalka isbajoogga nafaha badan galaafayCarruurta darbijiifka loo bixiyey ha la daryeeloInkasta oo qofku marka uu caafimaad qabo aanu war u hayn goor ay naftu ka baxayso ha loo diyaar noqdo  camal wanaagsanna  ha lala yimaaddoWaxaa la mooda in warbaahinta qalad laga fahmay hadalka inta intii warbaahinta laygsugu ja waabi lahaa juhdiga hadalka lagalinyaayo waxaa ka wanaagsan sidii dalka hore loogu marin lahaaAkhlaaqda aad masjidka la timaddo debedana ha laga helHa dhiman adoo dayn kugu maqanyahay  
Allaah ayaa mahad u sugnaatay 
Ku dedaal  janada sidii aad ku geli lahay Haddii miyirkaaga iyo maankaagu shaqaynaayoDeeq Cabdi digale khayr ayeynu isku ognay 

Advertisement

Ku Xayeysiiso