Wax ka baro taariikhda ciidanka qaranka somaliland.

asc akhyaarta togaherer iyo asxaabta kaleba

waxan maqaal kooban kaga hadli doonaa ciiidanka qaranka jsl.

cii damada soomaliland waxa ay taariikh diisu ka soo bilaab maysaa markii ay ahayd maxmiyada waxala aasaasay ciidamadii loo yaqaanay rukuubleyda 1913-1941. ciidamadaasi  waxa labaa bi iyay 1941 waxaana lagu badalay ciidamadii la odhanjiray ciidamada ilaalada maxmiyada 1941-1960. 

Ciidamada Somaliland ee hadda  waxa la asaasay 1993 waxaana laga asaasay reerihii hubaysaanaa oo hubkii soo xareyey kadibna waxa la qoray ciidan ka kala socda dhaman qabiilada somaliland daga . Tayada ciidanka Somaliland ayaa ah mid aaad u saraysa marka loo eego geeska Afrika 

  hadaba haddii aan sharax kooban ka bixino Ciidamada Somaliland (Ciidanka Qaranka) waa ciidan militari oo si habaysan u tababaran kaas oo ah ilaaliyaha koobaad ee ciida somaliland. ciidamada somaliland waxa ay fadhiisimo iyo saldhigyo ku leeyihiin dhamaan wadanka. ciidamada somaliland waxa ay leeyhiin dhamaan qaybaha ciidan ee wadan yeesho. waxaa sharci ahaan loo ogolyahay dadka wixii kawayn 18 ilaa 49 ciidanka melatariga .

hadaba waxa wax laga xumaado ah in  dad dano kale lehi ay si ula kac ah wax  uga sheegaan ciidan dalka jamhuuriyada soomaliland.

guntii iyo gunaanadkii waxan leeyahay ciidanka qaranka somaliland waa xariirtaa aan ku seexano kuna soo toosno la,aantoodna daqiiqad noolaan mayno, waa in aan u guntanaa taageeradooda gudo iyo dibadba.

ALLA MAHAD LEH

abdilahi ali derie  ( A.A.DERIE)

abdilahi_3@hotmail.com

Tel:0634465037

Gabiley somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso