Daawo-Waxaanu Soo Jeedinaynaa Oo Golahaasha Qaranka Somaliland In Talaabo Laga Qaado Ninkastoo Intaa Somalia Aynu Kala Lulano Ka Qayb Noqda…-Xil Maxamed Sh. Cabdiraxmaan.

(Toggaherer)-Waxaanu Soo Jeedinaynaa Oo Golahaasha Qaranka Somaliland Aanu U Soo Jeedinaynaa Ninkastoo Intaa Somalia Aynu Kala Lulano Ka Qayb Noqda…-Xil Maxamed Sh. Cabdiraxmaan.

Xildhibaan Maxamed sh. cabdiraxmaan oo warbaahinta ugu waramaayey xarunta baarlamaanka somaliland ayaa si kulul uga hadlay Arrinta Tukoraq iyo Xuduudaha dalka sidii loo ilaalin lahaa ,waxaanu madaxweynaha qaranka somaliland uu ka dalbaday in uu talaabo ka qaado siyaasiyiinta reer somaliland ee somalia u dusha ,ka dibna dalka dib ugu soo noqda.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso