Netanyahu: Ciidanka Israel uu ka jawaabi doona gantaalada laga soo riday Gaza


Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray in uu si xoog leh uga jawaabi doono Sawaariikhda saaka subaxnimadii lagu soo riday degsiimooyinka ku yaala Gaza.

“Israel waxay eegaysa khataraha weerarrada Hamas iyo Jihaad Islami ee marinka Gaza waxayna kaga jawaabi doonaan xoog weyn,” ayuu Netanyahu u sheegay saxaafiyiinta.

Waxaanu intaa Raaciyey Cid kasta oo isku dayda inuu na weeraro waxay ugu kici doontaa qiimo culus.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso