Warar kii u Dambeeyey: Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Saldhigii Ciidanka Puntland ee Fadhiyaale hub iyo maxaabiis fara badana ka qabtay Maleeshiyaadka Puntland

Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigay saldhigii ama taliskii ciidanka Puntland ee Falidhyaale geeshta kale Ciidanka qaranka ayaa ka furtay Hub iyo Saanad kale duwan sidoo kale waxay gacanta ku dhigeen maxaabiis badan oo qaarkood iyagu is dhiibay markii ay jabeen .

 

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ciidanka Qaranku gacanta ku dhigeen ilaa Shan Gaadhi oo kuwa dagaalka ah kana furteen Maaleeshiyaadka Puntland.

Wixii soo kordha kala soco ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso