Gudaha ka akhri: Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Hargaysa oo Awaamiir Adag Ku soo Rogay Xawaalaha Ka Hawl Gala Dalka Somaliland

Gudaha ka akhri: Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Hargaysa oo Awaamiir Adag Ku soo Rogay Xawaalaha Ka Hawl Gala Dalka Somaliland

Wareegtadan Oo uu Gudoomiyaha Baanka Dhexe uu ku xaseesan yahay ayaa Nuxurkeedu ahaa afar Qodob oo uu Ku soo rogay Dhamaan Xawaaladaha ka jir dalka Kuwaas oo kala ahaa:

1- In aanay qaban karin lacag dhigaal ah habayaraatee oo Cusub laga bilaabo wareegtadan

2- In dhamaan wixii dhigaa ah ay ku wareejiyaan Baanka Dhexe  Ama Bagiyada laga aqoonsan yahay Dalka Sida Dahabshiil Bank, Dara-Salaama Baank iyo Primier bank

3- In Dhamaan Xawaaladaha ay ka dhacday Rukhsadu ay Soo Cusboonaysiistaan

4- In dhamaan Xawaaladaha Aan hore uga qaadan Ogolaanshaha ay ka soo codsadaan Baanka Dhexe

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso