Daawo: Abaanduulaha Ciidan Milatariga Gobolka Sanaag Oo Taatoolad La baxay Kuna Hanjabaaya In uu Reer Kooda La safanaayo Maadaama la isku eegayo Dadka Dagaalamaaya.

Ninka halkan ka hanjabaya ee caytamayaa waa Caarre Abaandulihii militryga gobolka Sanaag ee ay ahayd inuu nabada sugo, wuxu si toos ah u sheegayaa inuu reerkooda la safanayo.
Hadaba labada nin ee u hanjabayo oo ah taliyihi militryga gobolka gaashaanle Fanax waa ninka fadhiya. Ninka taagan ee isna uu u hanajabayaa waa gaashaanle Axmed Gegaroor .
Caarre sida idiin muuqata bastoolad ayuu la baxay oo ku hanjabay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso