Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Cali Ibraahim muxumed( Cali Sanyare ) Oo goor dhawayd ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal Switzerland,

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Cali Ibraahim muxumed( Cali Sanyare ) Oo goor dhawayd ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal Switzerland, Marxuumka ayaa lagu Aasi Doonaa Maalamaha Soo Socda Magaalada Hargeysa.


Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay Marxuum Cali Ibraahim Muxumed . Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa Xaaskiisii Caruurtiisa oo kala ah Sharmaake Cali,Ceebla Cali iyo Iido Cali iyo dhamaan Reer Ibraahim muhumed ( Reer Aaboyare )Asxaabtii Ehelkii iyo Qaranka Somaliland. Waxaanu leenyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.

Marxuun Cali Ibraahim Waxaa uu Soo Noqday Madaxii Hay’adda Shaqaalaha Adduunka Ilo Waxa kale oo uu soo Noqday Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Sidoo kale waxa uu ahaa Gudoomiyihii Gudida Wadada Cad Dhisaysay Isaga oo lagu Xasuusan Doono Wax qabadkiisii.

Ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardawsa ka waraabiyo Dambigiisana alleh uu dhaafo, qabrigana alleh uu u waasiciyo. Sido kale waxaa eheladii, Qaraabadii , Somaliland iyo Somali oo dhan aan ilaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo. Qoyskii uu ka geeriyoodayna cawil Khayr Qaba alleh ugu badalo.

Amiin Amiin Amiin Amiin
“INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”

“KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT

Warqabadka Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso