Xaalad cusub:” Dawlada Faderalka Somaliya Waxay Taageertaa Argagixisada ” Sidaasi Waxaa ku tiraabay Taliyaha Dubia General Dalxaan.

Xaalad cusub:Jeneraal Daxlaan taliyaha Booliska Dubai ayaa Dawlada federaalka Soomaliya ku eedeyey inay ARGAGAXISADA taageerto. Qoraalkan oo koobnaa ayaa Waxa uu ku sheegay Bartiisa uu ku leeyahay twitterka

Jeneralka Ayaan Somaliya oo kaliya Ku eekaan ee waxa uu Ku daray Dawlada Iran iyo Qatar oo Iminka Xaalad xumi ka dhex taagnayd in muddo ahba.

Khilaafka Dawlada Federalka Somaliya iyo Imaaraadka ayaa sii Xumaanaysa maalinba maalinta ka dambatsa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso