Gudaha Ka eeg: Gudida Fulinta Ee Wadani Oo Uu Ciro Dhex Fadhiyo Oo Maanta Cod Gacan taag xilka kaga qaaday Afar Xubnood.

Xil Ka Qaadis
Waxaa Maanta Xilke Iyo Hoganki Iyo Xubin Nimadi Golaha Dhexe Iyo Tii Xisbigaba Cod Gacan-Taaga Oo Aqlabiyadda Ay Ka Qaday Gudida Fulinta Xisbiga Waddani Mudanyasha Hoos Ku-Xusan Halka Gudoomye Ciro Codaynin

1.Mudane Abibakar Sheekh Xuseein ( Shiine ) Oo Kamid Ahaa ( Hogaanka Xisbiga Waddani )
2.Mudane Cismaan Ibrahiim Warsame Oo Ahaa Xubin ( Golaha Dheexa )
3.Muadne Farax Cilme Geedoleh Oo Ahaa Xubin ( Folinta Iyo Golaha Dheexa )
4.Mudane Xamse Xasan Abdiraxmaan Oo Ahaa ( Xoghaye Ku Xigeenka Aminga )
Ka Diib Markay Jabiyeen Xerarka U Yaala Xisbiga Waddani Waxanay Yiheen Laga Bilaabu Maanta Laga Bilabona Wa Shicib ……………………..Wa Bilahe Tufiiq

Advertisement

Ku Xayeysiiso