Dhagayso-Warbixin-Dadweynaha Caasimada Somaliland Ayaa Soo Dhaweeyey Go-aanka Xukuumadu Wax Kaga Qabanayso Sixir Bararkii Wadanka Ka Taagnaa

(Toggaherer)-Warbixin-Dadweynaha caasimada Somaliland Ayaa Soo Dhaweeyey Go-aanka Xukuumadu Wax Kaga Qabanayso Sixir Bararkii Wadanka Ka Taagnaa.

Iyadoo dadweynahaasi si wado jir ahtalooyin ugu soo jeednaayey masuuliyiinta shirkadaha dahabshiil iyo telesom ,guddida tayeynta shilinka somaliland iyo masuuliyiinta baanka dhexeba.

Halkani Hoose kaga Boggo warbixintaasi oo kooban:

Advertisement

Ku Xayeysiiso