Tayada Caanaha WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

154 nooc oo caanaha  milk bowders ayaa ka yimaada dibada soona gala dalka jsl iyadoon aanu jirin  sharci caafimaad oo lagula socdo  tayadooda fayadhor free port  somali land caanaha dalka dibada uga yimaada oo lagu boobayo umagac bixinta magacyada  hablaha soomaliyeed si loogu raadiyo suuq ganacsi  shirkadaha  dalka ka jira oo ku hawlan  design  soo samaynta caanaha iyo maadoyinka ay ka kooban yahiin  oo la dhaafiyey qorshahii loogu talo galay iyagoo ku sugan dalka Somalia iyo Somali lan  iyo bulshada ku nool dalka oo ay soo wajahayaan xanuuno cusub oo aan hore u jirin

 

Fariin Caafimaad: Dr Buux    

 waa in company caanah dalka keena  ay kasoo ururiyaan caanahoda  ka hor  gooba ganacsi markay mudo bil ah ka hadhay si loogu gudbiyo laamaha fayadhowrka  ee dawliga ah iyadoo la ilaalinayo  fayaqabka bulshada isticmaasha caanaha sida caruurta iyo wayeelka jilicsan  madaama aynan awood qalab  dalkeena jirin oo lagula socdo tayada caanaha  hayada ay khusayso soo galida dekadaha iyo airport dalka  iyo  isbadalka cimilo eeku samaysmi kara  caanaha waqtiga keenista ganacsi  lasocodka isbadalka heerkulka kaydinta dajinta etc Inkastoo caanaha dalka yimaada uu subagu  ku badan yahay sababo la xidhiidha  ganacsi iib doon caanahii dalka iman jiray waxay ahaayen 3 nooc oo caano ah oo ku iman jiray nidaam ganacsi oo leh sifo caafimaad oo lala socdo tayadooda  samays warshadeed ee dalalka soo sameeyey oo  ka  diwaan gashanaa hayada caafimaadka aduunka qaybta la socodka tayada      Cilmi badhis caafimaad oo lagu   hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida  caanaha, dalalka soo saara ee ka diwaan gashan  hayada hubinta tayada caanaha  aduunka ee dalka Switzerland  geneva who ayaa lagu ogaaday in caanaha aan isku dheeli tirnayn  noocyada madooyinka ay ka kooban yahiin ay sababi karaan waxyeelo caafimaad  dadka caba  caanaha ee dadka waawayn iyo dhalaanka hayada tayada oo ku guul daraysatay in ay wax ka qabato badeecadaha tayada dalka dibada

caanaha dalka dibada uga yimaada  aanay ahayn  caano samayskoodu  wanaagsanayn marka loo tixraaco dalalka soo sameeya  iyo sifaha sharci caafimaad ee dalka  dibada ugaga yimaadan

 Caanaha samayska milk bowder

Caanaha samayska oo lagu diyaarayo  iskudar kiimiko oo badan waqtiga diyaarinta warshadaynta  iyo caanaha  xoolaha qaybo ka mid ah inkastoo caanaha ugu badan laga soo saaro dalalka newsland holand etc

Caanaha marka la diyaarinaayo  samayskooda waxa lagu adkeeya  noocyo ka mid ah jaandiga  si caanahu u adkaadan  caanaha waxa loo baahan yahay in ay ahaadan caano isku dheelitiran  noocyada samayskoodu  ee ay  ka kooban yahiin  si aanay waxyeelo caafimaad usoo  gaadhsiin dadka isticmaalaya  waqtiga cabista waxa kale ee loo baahan yahay in ay u dhamaystiran yahiin  sifahii sharci  caafimaad ee looga baahan yahay  dhamaan dawladaha soo sameeya ama warshadaha  si loola socdo tayada fayadhowr ee isticmaalkooda

Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda  hadana inta badan  caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc  dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka  chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey  noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha  dalka ama airport

Waqtigii dawladii hore ee soomalia  ganacsigu wuu xadidnaa inta badan  waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed  oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay  ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta  caafimadka  bulshadooda waa macash  raadin degdega ah

Caanaha waqtigaa dalka iman jiray waxay ahaayen 3 nooc   oo caano ah anchor spot in  trading company    coast  nido  oo  ka iman jiray  dalal lala socdo tixraacoda waxsoosaar ee caafimaad caanahaas oo leh waraaqihii caafimaadka  dalka soo sameeya

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso