Daawo-Wareysi-Shirkan waxaanu Ku lafoguraynay Qorshaha Shanta sanno Ee fooda inagu Soo haya-Gudoomiyaha Xuquuqul Insaanka Guuleed Axmed .

Hargeysa(Toggaherer)-Wareysi-Shirkan waxaanu Ku lafoguraynay qorshaha Shanta sanno ee fooda inagu Soo haya-Gudoomiyaha Xuquuqul Insaanka Guuleed Axmed .

Madaxa xarunta Xuquuqul Insaanka Ee magalada hargeysa Guuleed Axmed Ayaa faahfaahin Dheer ka bixiyey kulan howleed ay u qabteen xubno ka kala socda wasaaradaha dowladda iyo Bulshada raydka ahba.

Daawo Wareysigaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso