Daawo: Erdogan oo u Rumeeyey riyadeedii Inan yar oo la Ilmaysay In ay la Kulmi Wayday!!!

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka yaabiyay Inan Yar oo soo duubtay cajalad Fiidyaw ah iyada oo la ooyaysa Murgadeeda in ay la kulmi kari wayday booqashadiisa Gobolka Yazgat, isaga oo Madaxweynuhu iyada iyo qoyskeeda ku martiqaaday inay booqdaan xarunta madaxtooyada.

Caa`isha Ermagh ayaa ka soo muuqatay fiidiyoow lasoo duubay iyada oo la oymaysa inaysan awoodin inay la kulanto madaxweynaha Turkiga, iyada oo cairaysa xanaaqeeda ilaalada Erdogan maadaama aysan ka caawin in ay gaadho inta uu booqanayo gobolka ay ku nooshahay.

Erdogan ayaa Telefooniyey Caa`isha “si uu u dejiyo kana waraystay Xaaladeeda Waxarasho isaga oo fasiray sababta ay ugu iman kari wayday markii uu u yimid Yozgat, Erdogan ayaa ku martiqaaday iyada iyo qoyskeeda inay booqdaan xarunta madaxtooyada ee Ankara.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso