Daawo: Baytari IPhone oo ku qarxay afka Ruux Shiinays ah!!!!

Baytariga taleefanka iPhone ayaa ku qarxay afka qof iibsanayay Dalka Shiinaha markii uu isku dayay inuu hubiyo noociisa iyo tayadiisa , sida laga soo xigtay Daily Mail.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso