Daawo: Askari Shiine ah oo Afar iyo Toban Xabo oo Leben ah gacanta u Qaaday laba Dhanbalna ka dhigay!!!

Askari ka tirsan Shiinaha ayaa Soo Bandhigay Fiidyaw isaga ku jabiyay 14 leben ah isaga oo u kala jaray laba dhanbal ka dib markii uu hal gacan qaad ku dhuftay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso