Daawo Istun ku Hagtay Booliska Thailand in ay qabtaan Dambiile Khatar ah!!!!!


Booliska Thailand ayaa xidhay 72-sano jir xubin ka ah maafiyada Japan, Shigiharu Shirai, ka dib 10 sano oo is qarinayay, Tattoo ama istun gaar ah oo jidhkiisa ku sameeyey ayaa u sahashay booliska in ay qabtaan.

Sheekada Shirai ayaa bilaabnatay ka dib markii bishii Agoosto nin reer Thailand ahi uu boggiisa Facebook soo dhigay sawirka qof da ‘ ah oo ku ciyaaraya ciyaar waddooyinka, sababtoo ah istunkiisa qurxoon ee uu jidhkiisa ku qurxiyey, Sawirka ayaa caan ka noqday baraha internetka helayna shacbiyad badan .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso