Tacsi Tiiraanyo Leh‏ Marxuun Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde) oo ku Geeriyooday Hargeysa.

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuun Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde) oo ku Geeriyooday Hargeysa.

 

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.

 

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde) , Anagoo ka  Tiraanyeysan Geeridaasi Naxdinta leh  . Waxaan  Tacsi u diraynaa Qoysaska Marxuunka gaar ahaana Xasaskiisii (Caasha Xaaji Cunbul) (Foosiya Nuux)   Iyo Caruurtiisa ilma Salebaan Cabaadde  oo kala Jooga;   Norway, Germany , Jabuuti iyo Somaliland oo aanu ka tacsideynayno  Marxuunkaasi  Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde)  oo  ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, Maanta oo Sabti ah Bishuna tahay ,  09-09-17.

Dhamaan ehelada  iyo qaraabada hoos ku xusan, iyagoo ka  tiraanyaysan  Geeridaasi timi , dadka hoos ku xusan waxay tacsi u dirayaan Qoyskaa Marxuun Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde) Gaar ahaan Dhamaan Reer Cabdilaahi (Cabaadde Weyd). Xasaskiisa iyo Caruurtiisa Marxuunka oo kala degan  Dalka debadiisa Iyo Gudihiisa oo aanu ka Tacsideynayno Marxuunkaasi oo ku geeriyooday Caasimadda S/land ee Hargeysa  Maanta 09/09/17. Waxaanu leenahay Ilaahay samir & iimaan ha idiinka siiyo , Marxuunkana  :- Waxaanu Eebe uga Baryaynaa inuu Janadii fardawsa ka waraabiyo. Aaamiin . Aaamiin Aaamiin.  

1- Cismaan Diiriye Wersame Iyo Qoyskiisa .

2- Sahra Dhegacadde Iyo odaygeedda .

3- Mustafe Adan Cali (Mustafe Shanle) Iyo Qoyskiisa.

4-  Deeq Xuseen Wersame Iyo Qoyskiisa.

5-  Mahdi Maxamed Samatar (Qadaad Wagareed) Iyo Qoyskiisa

6- Muuse ISaxaaq (Muuse Madaxyar) Iyo Xaaskiisa .                                       

7-  Cumar Cawil Cismaan.

8.  Aamina Xuseen Janaale Iyo Caruurteedda.

9.   Caasha Xuseen Janaale iyo Caruurteeda.

10. Nimco Jirde Xayd Iyo Odaygeedda.

11. Xamse Axmed Kaliil.

12. Xiis Muuse Xaaji Xirsi (Xiis Dhalaaliye) Iyo Caruurteedda.

13. Cabdi-risaaq Maxamed Ibraahim Iyo Qoyskiisa.

14. Foosiya Axmed Siciid Cali Nur Iyo Odaygeedda.

15. Casiisa Cismaan Diiriye Iyo Odaygeedda.

16. Nimco Cismaan Diiriye Iyo Qoyskiisa.

17. Sahra Cismaan Salebaan Iyo Caruurteedda.

18. Da,uud Cismaan Diiriye.

19. Sahra Diini (Sahra Beleliye).

20. Mustafe Adan Muuse.

22. Feysal Salebaan Beleliye.

23. Barkhad Biixi Mire.

24. Cali Uur-Bariisle.

25. Cabdi-Qani Maxamed Jaamac Iyo Qoyskiisa.

26. Faadumo Maxamed Jaamac.

27. Ikraan Cismaan Indho-Balac.

28. Ciise Muuse Weyd Iyo Qoyskiisa.

29. Sacad Muuse Weyd Iyo Xaaskiisa.

30. Cabdi-Qani Muuse Weyd.

31. Khadra Maxamed Ibrahim(Caydhaysane) Iyo Odaygeedda.

 

Marxuunkaa Alle ha ugu deeqo janaddiisa ud-goon , dambigiisana alle ha dhaafo. markale waxaanu ILLAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 

Aniguna Hadaan ahay Adan Yusuf Elmi “Dhambaal Tacsi Ah ayaan u Dirayaa , isla-markaana  mar labaad waxaan leeyahay “INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”. Dhamaan  Qoyska iyo Qaraabadda  Reer Cabdilaahi Weyd (Reer Cabaadde), Gaar ahaana MARXUUN Salebaan Cabdilaahi Weyd (Salebaan Cabaadde) Qoysaskiisa iyo Caruurtiisa  oo kala Norway, Germany , Jabuuti iyo Somaliland waxaan idin leeyahay samir iyo imaan.

 

W/Q: Adan Yusuf Elmi  , B,ham/UK.

Advertisement

Ku Xayeysiiso