Madaweyne Siilaanyo oo Saaka Waabarigii Ka Dhoofay Garoonka Hargeysa International Airport

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa International Aiprort Hargeysa.

Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safar gaara oo maalmo ah halkaasi ku jooji doona.

Advertisement

Ku Xayeysiiso