Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxman Cirro.Waligaa Ma Maqashay Isagoo u Jawaabaya Dhigiisa Koonfurta Soomaliya? WQ:Mohammed Dahir Ahmed

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxman Cirro.Waligaa Ma Maqashay Isagoo u Jawaabaya Dhigiisa Koonfurta Soomaliya? WQ: Mohamed Daahir Ahmed

 

Waligaa ma aragtay mise ma maqashay Mudane Cabdiraxman Cirro gudoomiyaha golaha wakiilada Jamuriyada Somaliland oo u jawaabaya dhigiisa koonfurta Soomaliya.Marar badan ayaa mooshino deelqaaf ku ah shacabka Jamuuriyada Somaliland lagaga doodaa baarlamaan ku sheega Xamar,balse ninkii ka fal celin lahaa ee kaalintaa qaranka ugu jiray waa Mudane Cabdiraxman Cirro,ee talow maxaa si ah?

WQ:Mohamed Daahir Ahmed

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso