Daawo: Waraysi Ku Saabsan Mucda Suugaanta Hal-abuur Nageeye Cali Khaliif

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) la yeeshay hal-abuur Nageeye Cali Khaliif, kaas oo ku saabsan suugaantiisa iyo hal-abuurkiisa ba. Waxa aad waraysiga kaga bogan doontaan mucda suugaanta Nageeye iyo halka ay u badan tahay.

Daawasho wacan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso