Maamulka Puntland oo Shan Dhalinyaro ah Ku Fuliyey Dil Toogasho ah Duleedka Boosaaso.

War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in saaka xukun toogasho ah lagu ridey shan kamid ah shaqsiyaad lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu soo eedeeyey inay dilal ka geysteen Boosaaso, Fulinta Dilkana Waxa Xaqiijiyey Gudoomiyaha Maxkamada Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan

Shaqsiyaadka la xukumay ayaa horay u qirtay inay katirsanaayeen Alshababab ayna dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen laamaha ammaanka Puntland

Advertisement

Ku Xayeysiiso