Daawo: Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Md Cabdi Maxamuud Cumar Oo Soo Dhaweeyey Wafti isku Dhaf ah oo Heer Caalami ah Oo Ka socda Safaarada USA Ethiopia USAID iyo WFP

Madaxwaynaha DDSI DR CMC ayaa saaka Qaabilay soona dhaweeyay wafti isku dhaf ahaa oo heer caalami ah
Waxaana ka mid ahaa safiirka dalkeena Ethiopia ufadhiya dawlada USA Mr Peter, charged (affairs of US embassy Ethiopia )
Ku xigeenka guud USAID MR Tom,stall Iyo head of USAID Ethiopia director Mr lesley

Ku xigeenka WFP Director Ethiopia sameer Hussein iyo waliba Mr Daniel head of OFDA Ethiopia
Waftigan iyo madaxwaynaha ayaa ka wada hadlay hawlo muhiim u ah DDSI tusaale ahaan inay deegaanka ka caawiyaan ceelasha isla markaana uqodaan ceelal, inay dayactiraan ceelasha ridada dhaadheer iyo caawimaaddo kalaba

Waftigan ayaana shalay ka soo dagay degamada Wardheer ee gobolka Doolo iyagoo meelo kala duwan soo booqday sida Yucub, Kugunbuur, Roob-da’ay Dhurwaale ,Maraacaato

Advertisement

Ku Xayeysiiso