Xusbiga Ucid Tacsi u diraya Labadii Marxuumad ee Walaalaha ahaa ee ku Geeriyooday Daadki ku Qaaday Aw Barkhadle

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Date: 27/03/2017

أشهد ان لا اله الا الله و أن محمد رسوال الله ,

إنا لله و إنا إليه راجعون

اللهم اغفـر لهما وارحمهما و اعف عنهما واكرم نزلها ووسع مدخلها

واغسلها بالماء والثلج والبرد

و نقها من الخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس

و أبدلهما دارآ خيرآ من دارهما

و قهما فتنة القبر وعذاب النار

انا لله وانا اليه راجعون

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Iyo Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii , Qaraabadii ,Asxabtii Iyo dhamaan shacabka Jumhuuriyadda Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid labadii Hablood ee walaalaha ahaa , Marxuumad Asma Maxamed Yuusuf Iyo Marxuumad Foosiya Maxamed Yuusuf oo shalay daad ku qaaday dooxa weyn ee Awbarkhadle .

(Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaan ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo, dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII, EHLIYADII IYO QARAABADII ay marxuumiintu ka baxeen samir iyo imaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga UCID

Md: C/qani Ibraahim Salaf (kaptanka)_______

Advertisement

Ku Xayeysiiso