“ Ribada Sharciyeenteeda Iyo Xalaaleenteedu Waa Diin Ka Bax, Qof-Ka Yidhaahda Waa Xalaal Ribadu Wuxuu Beeniyay Hadaladii Ilaahay ..,” Sheekh Axmed C/Laahi Aadan Shacbaan Oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Baanka Ee Hor Yaalla Golaha Wakiilada .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Sheekh Shacbaan Oo U Waramay Togaherer .