Ururka Horumarinta Ee Sahan Barwaaqo Ayaa Saaka (6) Lix booyadood Oo Biyo Ah U Diray Deganada Libaax Qowdhama Iyo Higlada

Halkasi Oo Biyo La’aan Baahsan Laga Soo Sheegay Waxaan Deeqdani Bixiyey Gudida Abaraha Ee Somaliland .

Biyahan Ayaa La Rajaynaya In Ay Wax Ka tari Doonana Baahida Biyaha ,

Iydo Hore Qaar Ka Mida ah Deganada konfurta Hargeysa Ururkani Sahan Barwaaqo U Diray Deeq Isugu Jirta Rashin Iyo Biyo Waxaan Deeqdasi Ugu Danbaysay 14 Boyadood Tododbadkii Aanu ka Soo Gudbunaya Ay U Direen Qaar Ka Mid Ah Deganada Aadka U Samaysay Abaartu .

Ururka Sahan Barwaaqo Ayaa Geed Dheer Iyo Mid Gaabanba U Koray Sidii Wax Ugu Qabanlaha Dadka Abaaruhu Sida Weyn U Samayeen Ee Dagan Deganada Konfurta Magalada Hargeysa

 

 

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso