Gudaha Ka Eeg :Beelo Walaalo Ah Oo Dirir Ku Dhex Marayso Deegaanka Ceel Af-Wayn .

Wararka hada Naga soo Gaadhaya magaaladda Ceel-Afweyn,  ayaa sheegaya in hada Diriri ku dhexmareyso laba beelood oo Walaalo ah oo Deegaankaasi wada Daga isla markaasina Gudaha magaalada Ceel-Afweyne laga maqlayo dhawaaqa rasaas goos goosa oo ay isku adeegsanayaan labada dhinac ee shaqaaqadu u dhaxayso.

wararka ayaa intaasi kudaraya in ay goobtaasi gaadheen Ciidamo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland .

Wixii warar ah ee ka soo kordha waanu idin soo gudbin .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso