Alle ha u Naxariiste Marxuum Eng Xaashi Ismaaciil Aden Nuur ayaa Maanta Lagu aasay Xabaalaha Naasahablood Janaasadiisana waxa ka Qayb Galay Kumanaan dad oo ah qaybaha Bulshada.

Marxuum Eng Xaashi ayaa Aaskiisa Waxa ka soo Qayb galay Kumanaan Dad ah oo ka kala Tirsan Qaybaha Bulshada

Advertisement

Ku Xayeysiiso