War-bixin aad u qiimo badan oo laga qoray abaarta Somaliland

Halkan ka akhriso War-bixin  aad u qiimo badan oo laga qoray abaaraha Somaliland: Dalladda SSE oo kulmisa Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalalka Yurub waxay halkan idinkula wadaagaysaa war-bixin uu inoo soo diyaariyey Dr. Maxamed Obsiye oo xubin ka ah dalladdani. Waa war-bixin faahfaahin guud innaga siinaysa xaaladda adag ee ay ku sugan yihiin dadkeenna ay abaartu ku dul habsatay  www.docdroid.net/BYfv9LX/muuqaalka-qofeed-ee-diifta-abaarta-pdf.pdf.html

 

Allah ayaa mahad leh

Guddiga Fulinta SSE

Advertisement

Ku Xayeysiiso