Category Archives: Wararka

Dowladda Itoobiya oo shaacisay tirada ciidamada kaga sugan gudaha Soomaaliya

Markii ugu horraysay ayay dowladda Itoobiya ka hadashay tirada ciidamadeeda jooga gudaha dalkaasi Soomaaliya. Qiraal mar la arag ah ayaa kasoo baxay mas’uul

Dowladda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Deyn Cafinta Iyo Maal gelinta Qorshaha Dib-u-habeynta Amniga

Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay walaac ka qabtaa xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland

Xuska 71aad ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Insaanka, Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay warbixin hordhac ah ku sheegtay in xadhiga ka dhanka ah

Jaaliyadda Somaliland ee Holland oo Xaflad Ballaadhan u Sameeyey Marwo Edna Aadan

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Holland gaar ahaan Magaalada Dengue, ayaa Munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey Ergayga Somaliland u qaabilsan Wada

Wargeyska The East African: Danjire Baashe Cawil oo Bayaamiyey Farqiga Maamul ee u Dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya

Wargeyska The East African oo ka soo baxa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya  ayaa maanta warbixin ka qoray dib u dhaca doorashooyinka Baarlamaanka Somaliland,

Gudoomiyaha Degmada Maydh Oo Ka Waramay Waxyeelada Ay Roobabku Gaadhsiiyeen Deegaanka Degmada Maydh

Maydh(THN)-Maayarka Degmada Maydh Prof. Xuseen Sheekh C/raxmaan Sheekh Siciid Maydh ayaa ka war bixiyey, Roobab dabaylo wata oo ilaa 6-dii bishan Dec 2019

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Qoys Afar Qof Ka Kooban OoXalay Wada Geeriyooday Ka Dib Markii Guri Ku Dumay

Hargeysa-08-12-2019-(THN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar

“Hogaanka Xisbiga Ayay Ka Imanaysa Cida Loo Sharaxayo,Mediaha Iyo Facebooga Midna Layskama Sharaxo Kulmiye ” Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere ) Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye .

“Hogaanka Xisbiga Ayay Ka Imanaysa Cida Loo Sharaxayo,Mediaha Iyo Facebooga Midna Layskama Sharaxo Kulmiye ” Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere ) Gudoomiye

“Madaxweynaha ayaa isku hayna shanta sanno ee uu xilka hayo Gudoomiyinimada iyo madaxweynanimada” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

Madaxweynaha ayaa isku hayna shanta sanno ee uu xilka hayo Gudoomiyinimada iyo madaxweynanimada

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay Safaarada Somaliya ee Addis Lagu Karkarinaayo In Somaliland La Qaybiyo

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in safaarada Somaliya ee Addis Ababa lagu karkarinaayo in Somaliland la kala qaybiyo sida Somaliya oo kale.