Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Qoraalkan waxa qoray xildhibaan Mustafe Kheyreeye, oo Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan

Qoraalkan waxa qoray xildhibaan Mustafe Kheyreeye, oo Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan. “Ama Ummad baynu noqon Sharciga ixtiraamta ama hoosaasada ayaynu ka bixi

MAXAA KA QALDAN MADAX DHAQAMEEDKA, MAXAA’ SE LA GUDBOON?. Qalinkii:Qaamuuska Qarniga

W/Q: Abwaan Cabdikariim Muxumed-cadde (Qaamuuska Qarniga)   MAXAA KA QALDAN MADAX DHAQAMEEDKA, MAXAA’ SE LA GUDBOON   Markii laga yimi Geyigii lagu alkumay

Madaxweyne Daahir baa yaabay!!.

Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin waxa uu ahaa Madaxweyne degan, afgaaban, dulqaad leh, dad isku haynle, wax xeerin, dhowrsan,

Dowladnimadu sidaa maaha! W/Q: Amb. Abdi Saleiman(Mingiste)

Dowladnimadu sidaa maaha! (31 Sanadood Somaliland weli may fahmin, mana baran waxa Dowladnimadu tahay). 13 May 2022 Dowladnimadu sidaa maaha,waa qoraalo taxane ah

Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah,

Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay

HADII AYNAAN ODOROSI KARIN WAXA AYNU KU HAWLANAHAY WAXA KA IMAN KARA WALI MA MUUQATO MEESHII AYNU U SOCONAY …!!!

ο»Ώο»ΏHADII AYNAAN ODOROSI KARIN WAXA AYNU KU HAWLANAHAY WAXA KA IMAN KARA WALI MA MUUQATO MEESHII AYNU U SOCONAY …!!! ( Su’aasha ugu

Gurmadkii Abaaraha Gobolada Bari Oo Gabi Ahaanta Ay Xukuumadu Joojisay Iyo Shidaalkii Booyadaha Ay Iticmalayeen Oo Cirka Isku Shareeray?

Ka madaxweyne mustaqbal ahaan waxaan aad uga walaacsanahay dadka ku dhaqan gobolada bari jamhuuriyada somaliland ee abaarta ba’an ay hayso, uguna daran inay

π—›π—œπ—₯π——π—”π—‘π—žπ—” 𝗀𝗨π—ͺ𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 π—”π——π—¨π—¨π—‘π—žπ—” π—˜π—˜ π—šπ—˜π—˜π—¦π—žπ—” 𝗔𝗙π—₯π—œπ—–π—” 𝗒𝗒 π—Ÿπ—”π—šπ—” π—–π—”π—•π—¦π—œ 𝗀𝗔𝗕𝗒 π—œπ—‘ 𝗨𝗨 π—šπ—’π—•π—’π—Ÿπ—žπ—”π—‘π—œ π—žπ—” π——π—›π—”π—Ÿπ—œπ—¬π—’ π——π—”π—šπ—”π—”π—Ÿπ—’ 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.

π—›π—œπ—₯π——π—”π—‘π—žπ—” 𝗀𝗨π—ͺ𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 π—”π——π—¨π—¨π—‘π—žπ—” π—˜π—˜ π—šπ—˜π—˜π—¦π—žπ—” 𝗔𝗙π—₯π—œπ—–π—” 𝗒𝗒 π—Ÿπ—”π—šπ—” π—–π—”π—•π—¦π—œ 𝗀𝗔𝗕𝗒 π—œπ—‘ 𝗨𝗨 π—šπ—’π—•π—’π—Ÿπ—žπ—”π—‘π—œ π—žπ—” π——π—›π—”π—Ÿπ—œπ—¬π—’ π——π—”π—šπ—”π—”π—Ÿπ—’ 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕. Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β  Waxaa isa soo taraya loolanka

Xuseen Aadan Cade iyo Cabdifataax Baadari Xaalad abuurka ha ka daayaan Degmada Xudun

Gudoomiye kuxigeenka sadexaad ee xisbiga kulmiye mudane xuseen aadan cade oouu wehelinayo xisaabiyaha bank laantiisa laascaanood md abdifataax ducaale baadari ayaa abaabul xoogan

adhani Miyaanay Somaliland ka mid ahayn? Qore: Cabdi Muhumed

Badhani Miyaanay Somaliland ka mid ahayn? Waa 16kii August waxaana i soo gaadhaya war naxdin leh oo ah qabashadda ama qafaalasho lagula kacay