articles | wararka | qormooyin khaas ah
Video

Booqo Waraysiyada

Posted by admin at July 22nd, 2010

Fadlan Riix Sawirka si aad u sii dhagaysato waraysiga uu sawirku wato

Balhadaba aan idiin kala baxo waraysigii Ismaaciil.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Gudoomiyaha Udub ee laanta Norway Md Ismaaciil Cali oo baryahaaba ku maqnaa dalkii si uu uga qayb qaato ololaha doorasho ee ay isku hidyaayeen sadexda xisbi qaran ayaa markii uu ku soo laabtay magaalda Oslo oo u ah saldhin warasi aanu la yeenahay.

Waraysan oo uu ku taabtay dhinacyo badan oo ay kamid ahay xaalda guud ee dalka siday dorashadii u dhacay iyo hadalado dar daaran ah aya waxaa uu sheegay in ay taageerayaan dawlada cusub haday yihiin xisbiga Udub noqonayaana mucaada wax dhise ee aanay noqonayn mucaarada wax dumiya.
Mar uu dardaayey xukuumada cusub waxa uu sheegay in ay ku jiraan ragii dagaaladii sokeeye riday ayana ka digtonaadaan .