Blog Archives

Akhri: “Qalad Weyn Ayuu Ahaa In Deegaan Walba Ciidan Loo Sameeyo Liyuu Boolis Ah” Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar ayaa waraysi xaasaasi ah oo uu dhowaan bixiyey kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan guud

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Sheegay In Aan Guul Laga Gaadhin Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa sheegay inaan wax horumar ah laga gaadhin wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.   Xoghayaha guud

Masaxweynaha Somaliland Ayaa Xafiiska Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti.

Madaxweyne Biixi Ayaa Xafiiska Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qasriga Madaxtooyada Ayaa Sidan U Dhignaa:-   WAR-SAXAAFADEED:

Halbowlaha dhiiga haba iyo sow halista imaad goyn…

Halbowlaha dhiiga haba iyo sow halista imaad goyn.. Qolka ayaan daf soo idhi aniga oo xiiqsan oo jaranjarooyinka ka soo baxay. Hablaha intii

Soomaaliya Ayaa Sheegtay In Ay Ka Noqonayso Aqoonsigii Ay Siisay Kosofo, Si Ay Somaliland Ugu Xumayso.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha debadda dalka Serbia, Ivica Dačić ayaa Arbacadii safar aan la shaacin ku tegay magaalada Muqdisho ee

Deg-Deg: Maxay Ka Wada Hadleen Waftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Nairobi Iyo Siyaasiga Mucaaridka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mohamed Kaahin Ahmed iyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Wakiil Dalka IGAD Somaliland Ayaa Shir Saxaafadeed Ku

Abiy Axmed “Lix Nooc Oo Muslimka Ka Mid Ah Ramadaantu Waxba Uma Tarto”

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia ayaa ka hadlay saamaynta ay bisha Ramadaan ku leedahay bulshooyinka muslimka ah ee aaminsan diinta Islaamka, laakiin ay jiraan kuwo

Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Nidaam Lagu Daba Galayo Hantida Qaranka.

Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Ayaa Magaalada Boorama Ku Soo Bandhigay Qorshe Lagu Daba-Galayo Hantida Qaranka. Waxaana Kulankaasi Daah-Furay Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad

Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Baaq Nabadeed Loogu Diray Maamulka Puntland .

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Qariga Madaxtooyadda Somaliland Ayaa Baaq Nabadeed Loogu Diray Maamulka Puntland, Waxaana Warbixin Lagaga Dhagaystay Wasiirka Horumarinta Jidadka Somaliland. Sidan

Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Somaliland Oo Looga Yeedhay Golaha Wakiilada Hortiisa.

Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland Ayaa Looga Yeedhay Golaha Wakiilada Hortiisa Suaalana Lagu Waydiiyey Ku Saabsan Shaqada Ay Wasaaradu Gacanta Ku Hayso.