Blog Archives

Hayada Shaqaalaha Dawladu JSL waxay baahinaysaa 8 kaalin shaqo oo loo rabo Cusbitaalka Wayn ee Hargeysa. Fadlan booqo bogga Hayada si xogta fursadahaas shaqo u hesho.

Nabad-galyada isbadal doonka ee Itoobiya waxay horseedi kartaa dagaal(.Article kan waxaa qoray Washington Examine)

Raiisel wasaaraha Itoobiya Ahmed Abiy ayaa meel sare gaadhay. Bishii Oktoobar 2019, gudiga Nobel ee Noorweey waxay ku abaal mariyeen Bilada Nabada ee

Maamulada Degmooyinka Sallaxley, Darroor iyo Awaarre Ee Somaliland iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay Deegaanka Xuduudda ah ee Ina guuxaa.

Maamulada Degmooyinka Sallaxley, Darroor iyo Awaarre Ee Somaliland iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay Deegaanka Xuduudda ah ee Ina guuxaa. Kulankaas ayaa lagaga

Reysal wasaara itoobiya abiya axmed iyo mar wadiisa oo ku tabarucey dhiig toogu Lalagaley dadka dhiiga ubaahane uu saameeyey caabuqa covid 19

Dhibaatada COVID19 ee aan wajaheyno, weli waxaa jira dad u baahan dhiig oo qaba xaalado caafimaad oo kala duwan. Nolosha badbaadi adigoo ku

Daawo :Boqor Raabi Oo Deeq Ka Timid Jaaliyadda Ku Dhaqan Magaalada Al-Cayn Ee Imaaraadka Gaadhsiiyay Dadkii Ku Waxyeeloobay Duufaantii Ka Dhacday Sallaxley + Goobihii Ay Duufaannadu Wax Yeelleesay Oo Wali Dayacan .

Deeqdan raashinka ah oo la gaadhsiiyay 63 Qoys, ayaa waxay ka timid Dad Muxsiniin ah oo ku dhaqan Magaalada AL Cayn Ee Dalka

Gudaha Ka Eeg :Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Beeraleyda Ku Dhiirri Geliyay Kordhinta Tacabka Beeraha

  Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad looga hadlayay iskaashiga

Gudaha Ka Eeg :Shirkadda Dhismaha Al Baraka Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuustay Qurbo-Joogta Ku Sugan Dalka .

  Shirkadda Dhismaha Casriga ah ee Al Baraka Construction Company ayaa sidii caadada u ah sannad walba waxay hadhimo sharafeed ku maamuustaa Qurbo

Daawo : “Waa In Aynu Ka Fikirnaa, Todoba Bilood Horteed Dalkeenu Miyuu Ka Fiicnaa Mise Wuu Ka Wanaagsanyahay Maanta..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

“Waa In Aynu Ka Fikirnaa, Todoba Bilood Horteed Dalkeenu Miyuu Ka Fiicnaa Mise Wuu Ka Wanaagsanyahay Maanta..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .  

Gudaha Ka Eeg : Afar Macmiil Oo Ku Guulaystay Barnaamij-ka Abaal-marinta Ee Shirkadda Dahabshiil Group .

 Afar macmiil oo ku guulaystay qaybtii Koobaad ee Barnaamijka Abaalmarinta Sannadka 2018 taas oo Shirkadda Dahabshiil Group ay ugu talagashay macaamiisheeda  Shirkadda Dahabshiil

Daawo :“Farmaajo Waxaanu Ka Wada Hadalnay, Sidii Deeqaha Loo Qeybsanlaha, Dagaalada Loo Joojin Lahaa,Sidii Jawwi-wanaagsan Loogu Bilaabi Laha Wada Hadalada, Waanu Ka Dhaartay In Uu Ku Lug Lahaa Dagaal-Ka Tuko-Raq, Annaguna ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

“Farmaajo Waxaanu Ka Wada Hadalnay, Sidii Deeqaha Loo Qeybsanlaha, Dagaalada Loo Joojin Lahaa,Sidii Jawwi-wanaagsan Loogu Bilaabi Laha Wada Hadalada, Waanu Ka Dhaartay In