Blog Archives

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Ethopia.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Ethopia.

Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in si guul ah lagu soo gabagabeeyay wareegii koowaad ee howlgalka ka dhanka ah falaagada TPLF

Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in si guul ah lagu soo gabagabeeyay wareegii koowaad ee howlgalka ka dhanka ah falaagada TPLF.

Waxaanu soo bandhigeynaa waa sadex xeer nidaamiyey shan kalaba wey soosocdaan oo lagu hagaayo suuqa isgaadhsiinta sida uu waajibinaayo xeerka isgaadhsiintu waa inuu simikaadhu ku diwaan gashanaada cida iskale kuna diwaan gashanaada kaadhka dhalashada

Boqor faysal baraag oo katirsan xisbiga wadani oo dhaliil xoogan usoo jeediyey soodhaweyntii madaxweynaa isagoo…..

Wafti Wasiirro ah oo ka socda Dawladda Deegaanka Somalida Ethopia Oo socdaal ku yimid Ina Guuxa.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa shaybaadhka xanuunka Coronavirus, gaadhi gargaarka degdega ah iyo agab caafimaad ku wareejiyay..

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa shaybaadhka xanuunka Coronavirus, gaadhi gargaarka degdega ah iyo agab caafimaad ku wareejiyay maamulka

Baarlamaanku Ethiopia Ayaa Ansaxiyay Wasiirada Cusub Ee Uu Magacaabay Raiisul Wasaare Abby Ahmed

Baarlamaanku wuxuu ansaxiyay isku shaandheynta golaha wasiirada ee uu sameeyay Raiisul wasaare Abby Ahmed Go’aanka aftida FDRE waxaa lagu ansixiyay maanta cod aqlabiyad

Shacbiyow Intaad Iska Dhaaftaan Doorasho Wey Dhaceysaa iyo Madhaceyso Udiyaar Garooba DOORASHO. Cidii Dooneysa Iney Iska Sharaxdo Xisbiga Wadinina Bisha Sadexaad Diyaar Garooba. Gudoomiye abdiraxmaan ciro

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA KENYA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA KENYA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS Muqdisho, Maarso 08, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub ayaa si wadajir ah gacan uga geysan doona nadiifinta deynta Soomaaliya laga leeyahay ee lagu leeyahay Bankiga Horumarinta Afrika, war qoraal ah oo ka soo baxay bangiga ayaa lagu xusay ka dib markii la saxiixay heshiiska Soomaaliya

Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub ayaa si wadajir ah gacan uga geysan doona nadiifinta deynta Soomaaliya laga leeyahay ee lagu leeyahay Bankiga Horumarinta