Blog Archives

Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya Xakameynta Cudurka Dabaysha

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Md. Cumar Cali Cabdilaahi Bedde  iyo wefti Dhakhaatiir ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhey magaalo ganacsiyeedka Tog-Wajaale

Wargeys Talyaaniga ka soo Baxa oo Qiray Dedaalka Somaliland Gelisay Qorshaheeda Aqoonsi Raadinta

 “Somaliland iyo Somalia:Laba dal oo Mataanno ah oo  muddo dheer iska soo horjeeday.” Wargeyska L’Indro oo ka soo baxa Talyaaniga, ayaa warbixin dheer

MACALIM CALI CASEYR OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEYSA

Allah Ha U Naxariisto Macalim CALI CASEYR Oo Ahaa Macalim Ama Bare Kaalin Weyn Oo Aan La Hilmaami Karin Ku Lahaa Horumarinta Wax

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka Dooday Saami-qaysbiga Doorashada Golaha Wakiillada, Bogaadiyeyna Heshiiskii Xisbiyadda

wasiKal-fadhigii 39-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka

Xukuumadda Somaliland oo ugu Baaqday Dhallinarada inay bartaan Afkooda hooyo

Wasiirka wasaaradda warfaafinta , Dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye ayaa kormeer kusoo maray xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo uu

Qaraxyo ka dhacay Dhuusamareeb iyo Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda

Wararka ka imanaaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weeraro Qaraxyo ah. War rasmi ah oo

Afar Qof oo kudhimatay qarax ka dhacay Dalka Libya

Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyootay 33 kalena dhaawacyo ayaa soo gaadhay, markii qarax lala beegsaday Laba Baabuur oo ka mid ahaa

Daawo: MusharaxiintaDoorashada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo ka Hadlay Dib u dhacyada Doorashooyinka

Musharaxiinta Doorashada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo ka Hadlay Dib u dhacyada Doorashooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Ruushka

Muqdisho, Luuliyo 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku

Daawo: “Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu Sii socdaa Waanu Furfurmayaa” Faysal Cali Waraabe

“Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu