Blog Archives

Qaraxyo ka dhacay Dhuusamareeb iyo Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda

Wararka ka imanaaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weeraro Qaraxyo ah. War rasmi ah oo

Afar Qof oo kudhimatay qarax ka dhacay Dalka Libya

Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyootay 33 kalena dhaawacyo ayaa soo gaadhay, markii qarax lala beegsaday Laba Baabuur oo ka mid ahaa

Daawo: MusharaxiintaDoorashada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo ka Hadlay Dib u dhacyada Doorashooyinka

Musharaxiinta Doorashada Somaliland ee Saddexda Xisbi Qaran oo ka Hadlay Dib u dhacyada Doorashooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Ruushka

Muqdisho, Luuliyo 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku

Daawo: “Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu Sii socdaa Waanu Furfurmayaa” Faysal Cali Waraabe

“Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu

Qarax Gaadhi oo ka dhacay agagaarka isgoyska Digfeer ee magaalada Muqdisho

Sawirka Gaadhiga Qarxay Gaadhi laga soo buuxiyay waxyaalaha qarxa ayaa ku qarxay bar koontarool oo ku taal meel ku dhow isgoyska Digfeer ee

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gudoomiyaha Baanka,Hantidhawraha Guud iyo Agaasimayaal

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga

Dagaal mar kale ka dhex Qarxay laba Beelood deegaanka Ceel Afweyne

CeelAfweyn (ToggaHerer) Wararka laga Helaayo Deegaanka Dogoble ee Degmadda Ceel Afweyn ayaa sheegaya in diriri ku dhex martay laba beelood oo beryihii u

Daawo Wakhtiga Oo Qabsoomayo Shirka Beelwaynta Makaahiil Oo La Shaaciyey

Wakhtiga Oo Qabsoomayo Shirka Beelwaynta Makaahiil Oo La Shaaciyey

soomaaliya oo qaaday tubtii burburka ee ugu xumayd abid

soomaaliya oo qaaday tubtii burburka ee ugu xumayd abid dawlada soomaaliya oo lagu sheego inay tahay federaal ayaa qaaday tubtii burburka ee ee