Blog Archives

Gudida Imtixaanaadka somaliland iyo Wasiirka waxbarashada oo bayaamiyey qaabka looqaadaayo Imtixaanka shahaadiga

Xisbiga Waddani oo sida fiinta oogu qeybiyey Xukuumada Sheegeyna iney dadkii dhaawaca ahaa maxaabiis ku yihiin cubataalka guud iyagoo….

Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 133 Lix iyo Afartan qof (46 ) ayaa laga helay xanuunka, 29 waa Somalilander, 16 waa Hindi iyo 1 qof oo Kenyan. Bukaanadan 40 qof waa rag, 6 qofna waa dumar

Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 133 Lix iyo Afartan qof (46 ) ayaa laga helay xanuunka, 29 waa Somalilander,

Halista Khilaafaadka ee u dhexeeya 2 Awoodaha Gobolka Amxaarada iyo Tigreeg Itoobiya,oo cirka is kusii sahreeraaya Waxaa warbixin ka Qortey Hayada xasaradaa caalamigaa

Halista Khilaafaadka ee u dhexeeya 2 Awoodaha Gobolka Amxaarada iyo Tigreeg Itoobiya,oo cirka is kusii shreeraaya Waxaa warbixin ka Qortey Hayada xasaradaa caalamigaa

Wargesyada Itoobiya oo saaka qorey Dhismaha wejiga koowaad ee Dekeda Berbera ayaa ku dhow in la soo gabagabeeyo

Wargesyada Itoobiya oo saaka qorey Dhismaha wejiga koowaad ee Dekeda Berbera ayaa ku dhow in la soo gabagabeeyo Mashruuca balaadhinta wejiga koowaad ee

Suldaan Abu sufyaan oo Si Kulul uga jawaabey hadal kasoo yeerey suldaan daakir Sheegeyna…

Samafale cabdimaalik muse coldoon oo ka waramey waayihii xabsiga kasoo marey iyo in shuruudo lagu xidhey sii deyntiisa

ABU DHABI – Imaaraadka Carabta ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in dhammaan garoomada diyaaradaha ee dalka loo oggolaan doono inay ku shaqeeyaan duullimaadyo xaddidan oo loogu talagalay dadka safarka ah

ABU DHABI – Imaaraadka Carabta ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in dhammaan garoomada diyaaradaha ee dalka loo oggolaan doono inay ku shaqeeyaan duullimaadyo xaddidan

Agaasimaha Guud ee wasarada Gadiidka Somalilamd Cumar Cabdilaahi adan ayaa kawaramay Horumarka ay Xukumaddu Kawaado Degmadda Salaxalay waxanu Sheegay Mashariic Badan oo kasocdaa Salaxlay

https://youtu.be/1-yqRHyQodc

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)