Blog Archives

“Dani Waxaan Leeyahay Dagaal Ayaad Doonaysaa Oo Nabad Uma Jeedid” Naasir Caydiid Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland

“Dani Waxaan Leeyahay Dagaal Ayaad Doonaysaa Oo Nabad Uma Jeedid” Naasir Caydiid Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye’waxaa u doodeysaan qoondada Haweenka’ Barlamanka waxaa dhex fadhiya dad dhan oo Nus ah 4.5

Sheikh AbdulAty Ali oo mid ka mid ah odayga ugu da’da weyn Quraanka kariimka akhriya. Wuxuu barayey Qur’aan umada 60 sano shalay isagoo u geeriyoodey caabuqa covid19

Tan iyo, Shalay ayaa waxaa la baahiyay muuqaal fiidkii Sheekh Abdulaty Ali, oo la sheegayo in uu haa aqoonyahankii iyo bare Qur’aan sheekhu

Madaxweyne kuxigeenks tigreeyga oo ogolaadey iney dhameeyaan khilaafka dabada dheeraadee fadaraalka iyo jabhada TPLF ee tigteega

Jabhadda Xoreynta Tigreega (TPLF) ayaan wadahadalo gooni gooni ah la yeelan doonin qaddiyadaha qaran ee ay la leedahay xisbiga talada haya ee Prosperity

Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Digniino U Direy Madaxweyne Deni Ee Puntland

Gudoomiyaa Baarlamaanka somaliland Baashe maxamed Faarax oo bogaadiyey Madaxweynaha jabuuti Puntland u sheegey in loo wada hadaayo sidii lixdankii

Dadweynaha reer boorama oo rayigooda ka dhibtey shirka jabuuti maxey kayidhaah deen

Ururka Caafimaadka Adduunku DHO wuxuu ku kudhawaaqey natiijo kama dambays ah bayaan uu maanta soo saaray Waxaa uu ku sheegey in qofka Qaba cabuqa fayraska ‘Virus Covid 19’ waxaa loo aqoonsan doonaa inuu yahay qof aan cudurka qabin ilaa calaamado gaara mooyee

Ururka Caafimaadka Adduunku wuxuu ku gaadhaa natiijo kama dambays ah bayaan uu maanta soo saaray qofka haysta fayraska ‘Virus Covid 19’ waxaa loo

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Sheegey inaan natiijo kasoo bixin shirkii

” shirkaa wax natiijo ah oo kasoo baxashi majiro , wixii hore ee lagu heshiiyay shirarkii hore markay fuliyaan ayuunbaa lala hadli karaa

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 108. Todaba qof (7) ayaa laga helay xanuunka, 5 waa Somalilander, 1 waa Singaporean iyo 1 qof oo Hindi. Bukaanadan 5 qof waa rag, 2 qofna waa dumar.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 108. Todaba qof (7) ayaa laga helay xanuunka, 5 waa Somalilander, 1 waa Singaporean