Blog Archives

Gudigga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa hadda shaacinaya Jadwalka guud ee doorashooyinka Jubbaland.

Gudigga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa hadda shaacinaya Jadwalka guud ee doorashooyinka Jubbaland.

FAALLO: Dagaalka uu Iclaamiyey Axmed Karaash ma Galooftan baa Mise waa Shir Kaga Kac?

Tan iyo markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu munaasibadii 28 Guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madax-bannaanida Somaliland ee 18ka May

Xildhibaan Cali Aareeye oo Geeriyooday iyo Gudoomiyaha Golaaha wakiilada JSL oo Tacsi u Diray

Tacsi:  Inaa lillaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Baashe Maxamed Faarax waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii,

Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalkaasi

Muqdisho, Juun 04, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Masjidka

Hambalyada Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee Munaasibada Ciida awgeed.

Hambalyada Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee Munaasibada Ciida awgeed. Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isaga oo ku hadlaya magaciisa

Mahadhooyinkii Kubadda Cagta Ee AHUN Maxamud Suufi (Jamaal Gadari) 1992kii

Mahadhooyinkii Kubadda Cagta Ee AHUN Maxamud Suufi (Jamaal Gadari) 1992kii

Ciidamada Isra’il oo dilay 2-Falastiiniyiin ah

Ciidamada Isra’il ayaa toogtay ruux aan qaangaadh aheyn oo doonayey in uu galo dhulka la heysto ee Bariga magaalada Jurusalaam,si uu uga qeybgalo

War murtiyeed::Kulanka 14-aad ee Shirweynaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

Kulanka 14-aad ee Shirweynaha Islaamiga ah ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), oo uu hogaaminayey khadimkad  Boqortooyada sacuudiga  King Salman bin Cabdulcasiis Al Saud,

Ciidamada Myanmar oo mar kale ku dhaqaaqay dambiyo dagaal

Hey’adda Qaramada Mdoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (Amnesty International)ayaa sheegtay in ciidamada Myanmar ay soo cusbooneysiiyeen weerarada lagu xasuuqayo Muslimiinta Rohingya ee ku

Daawo “Taariikda Laguma hayo Ciidan Hubayan oo Reer Awdal oo is Horfadhiista Laakiin Maanta Way Taalaa” Madaxeyne Biixi oo ka hadlay Xaalad Waqooyiga Gobolka Awdal ka taagan

“Taariikda Laguma hayo Ciidan Hubayan oo Reer Awdal oo is Horfadhiista Laakiin Maanta Way Taalaa” Madaxeyne Biixi oo ka hadlay Xaalad Waqooyiga Gobolka