Blog Archives

Labaatankii Qodob Ee Aan Ugu Magaca Daray M. Biixi Hoggaamin Aan La Mahadin! Wq; Cabdinaasir Axmed Abraham

Labaatan qodob oo aan u arkay in ay sumad u yihiin dhama’ hoggaaminta Madaxweyne Biixi oo aan si googoos ah u wadaagnay ayaan

Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland Caadifad uma baahna ee Cilmi iyo Caqli bay u baahan tahay Xoghayaha Guud ee Waddani

Siyaasadda Arimaha Dibadda Somaliland Caadifad uma baahna ee Cilmi iyo Caqli bay u baahan tahay Xoghayaha Guud ee Waddani

Sooyaalka Taariikh Dhacdooyinkeeda waxbaa laga Bartaa.

Nolosha Aadamuhu waa Waxaan lagu waarahayn iyo mudo weeye cayiman iyo wakhti xaddidan, oo waa maalmo latirsado oo ah gu’yaal lajiro, ruux kastaa

Hoggaanka sare ee Midowga Yurub oo markii ugu horeysay haweeney loo dhiibay

 Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah Ursula

Fanaanka Caanka Ah Ee Maxamed Pk Waa Wadnaha Qaranka Somaliland

Fannaanka codka toolmoon ee arlada Soomaalidu degto laga jecelyahay Maxamed Siciid Cabdi Pk ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka kubada cagta

Maamulka Soomaaliya oo Heshiis ku saabsan Hooyada iyo dhallaanka la saxiixatay Talyaaniga

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Dawladda Talyaaniga la saxiixday Heshiis ku saabsan

Dagaalka naflacaariga ah ee xamar wax ma yeeli kartaa somaliland?

dagaalka naflacaariga ah ee xamar wax ma yeeli kartaa somaliland beryahan danbe waxa iso soo taraya dagaal bahalnimo ah oo ay dawladda maqaar

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Siyaasad Falcelin Ku Dhisan (Qaybtii 75aad) Qore : Maxamed Xoosh

Marka la isbarbardhigo labada Dawladood ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyada Somaliland waxay isku noqonayaan dawlad koraysay ku dhawaad 30 sano dhan kasta iyo xukuumad

Wasaaradda Waxbarashada Oo Hay’ada Save Children Laba Bas Oo Waawayn kala Wareegtay

Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa la wareegay laba Bas oo loogu talagalay inay u adeegaan Kuliyadda tababarka Macalimiinta. Basaskaasi ayaa waxa

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Tayeynayso Ciidammada Qaranka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa kormeeray Taliska guud ee ciidanka qaranka Somaliland ee magaalada Hargeysa. Abaandulaha guud ee ciidanka qaranka