articles | wararka | qormooyin khaas ah
Video

About us

Posted by Togaherer Team at September 19th, 2009

TOGAHERERMareegta ToggaHerer Media waxaad kala Socon kartaan Wararka Somaliland Kuwa Geeska Afrika Iyo Guud Ahaan Caalamka.

Waxa kale oo aanu idiin soo Gudbin Doonaa Qoraalo Maqaalo Ka hadlaya Caafimaadka , Suugaanta,  Diinta , Macluumaad Guud .
Waa Gabay Gaaban Oo Aan
Ugu tala Galay Shabakadda
Caalamiga AhEe Togaherer.
By Abw:Sidiiq Sh Farah Gabaar.

Togaherer Wararkiisu Inuu Toosyahay tabiya Oo Sheega

Taam Inay Usoo laba Dhacaan tabiya Oo Sheega

Turxaanli Inuu Soo Gudbiyo Tabiya Oo Sheega

Toptanka InuTaagada Ka Galay Tabiya Oo Sheega

Tartan Cidi Inaanay Labagali Karayn tabiya Oo Sheega

Tayadiisu Waybadantehee Tabiya Oo Sheega

Tafatiraha Maamuliyo Wariyayaal Sharfaleh Tabiya Oo Sheega

C/Wahaab Inuu Tiir Adag Dhidbay Tabiya Oo Sheega

Taxanaha Inuu Taariikhda Galay Tabiya Oo Sheega.

Tabantaabi Eebaw Dhamaan Taakuliyo Deeqba.

Qayb Ayaa Dhiman Waxaanse Ubadalaya Hees Insha Allahu

 

Waa Gabay Sharafeed Iyo Hadyad U Ah Togaherer
Waxanay Ku Mutaysteen Hawlkarnimada Iyo
Shaqada Ay Umada U Hayaan Waanay U Qalmaan
Amaan Iyo Wanaagba Ilaahay Hawshaad haysaan Haydunla Qabto

By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar
Oslo Norway

Heestii Wariyaa saxaafiga

Hees togaherer.com
By;Axmed claahi maxamud
Axmed fartaag .Doha qadar

Wadankiyo wixii dhacay
War wareega maalaa
Wacdaraa aduunyada
Wargaleenka loo bogay
Websitekii ku caan baxay


Togaherer warkoo sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

Wabi aan gudhayn iyo
Waqal da ay aroornimo
Waa lagu hayaamaa
Waxa laysku waafaqay
Wacanaa togaherer

Togaherer warkoo sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

Waysada salaadiyo
Wacdigiyo xadiiskuna
Nafta way wanaajaan
Waxyigiyo qur,aankaa
Wacyi galiya aadmiga


Togaherer warkii sugan
Wariyaa saxaafiga
Waydiiya sheekada

Sidoo Kale waa shabakad soo dhawaynaysa Aaraada iyo Fikradaha Waxtarka Leh ee ay soo gudbiyaan iskuna waydaarsadaan Akhyaarta Sharafta Naga Mudan akhristayaasha TogaHerer.com

Maamulka Shabakada TogaHerer.