Buugan SAMA-DOON Waa Diiwaan Suugaaneed Cusub, oo Mug iyo Miisanba leh, Si Hufanna loogu hagar-baxay ka midho dhalintiisa,
September 7th, 2010--8:26 pm --Ma ogtihiin dhaqalaha ka soo gala America dadka dalxiiskaa una soo daawashada taga (White house) idinkuna kursi la isku sawirey ayad ka qaylineysaan.
Dadkeenu waxkastaba waxa ay ka eegaan dhinaca qaloocan,iyada oo ay ka faaiideysanayan xisbiyada mucaaridku,hadaba dhawaan aya waxa jirtey in ay
September 7th, 2010--8:25 pm --Hambalyo meher.Xasan Cabdilaahi iyo Nuura Faarax
Hambalyo meher, anakoo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu hambalyo meher u diraynaa Xasan Cabdilaahi Faarax iyo Nuura Faarax Jire,
September 7th, 2010--8:25 pm --FAHAMKA ZAKATUL FIDRIGA BY.A.Rahman Ali A. Jiciir
Alle (SWT) ayaa mahad iska leh ina soo gadhsiiyey akhirka bishii barakaysand ee Ramadan inaynu mahadino oo amaanona waajib
September 7th, 2010--8:23 pm --Hanbaliyo:Agaasimaha ugu dad a yarra ee soomara SONYO….Siciid Almizy
Ugu horeyn ,waxaan hanbaliyo iyo bogaadin mareegta u marinaya Agaasimaha cusub ee dalada dhalinyarada heer qaran ,
September 7th, 2010--8:19 pm --BARNAA-MIJKA XIKMADA SUUGAANTA ( jecli-yaa dad-kayga)!
Maanta waxan halkan ku qorayaa intii afrayda ahayd ee aan aan mar-mar ka qac siin jiray, kolay gaadhi-maayo rag aan oga-haye, ee bal aan
September 7th, 2010--8:17 pm --Dhalinyarada Gabiley Maxay ku Xasuusan Doonaan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib).
Dunidan Buugga noloshu cid kasta wuu u furanyahay, xuquuqdiisuna way u dhawrsantahay, Bani aadamkastaana
September 7th, 2010--8:16 pm --Yaan Gollayaasha loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo.By:Mubarik Qoorbaxay.
Maadaama Shacabka Somaliland iyo mucaaradkuba ka xanaaqi jireen Mudo kordhin loo sameeyo Gollaha Guurtida, Gollaha wakiillada iyo Gollaha
September 6th, 2010--7:29 pm --MAANSO IYO HAL-XIDHAALE, U BAAHAN IN-LA FURO,MASKAXDII CABDILLAAHI XASAN MATAAN
Akhristayaasha sharaftale ee had-iyo jeer akhrista mansooyinka aan curiyo cabdillahi ahaan,waxaan u soo dirayaa salaan iyo hanbalyo,waxaan kaloo salaamayaa dhamaan
September 6th, 2010--2:27 pm --Hanbaalyo Iyo tageero heer qaran: gud dhalinyaraada xisbiga Ucid Ee somaliland
Umadda reer somaliland Iyo waliba dhalinyaraada Reer somaliland Ee ku dhaqaan waddanka Sweden gar ahan Dhalinyaarad
September 6th, 2010--2:26 pm --BARNAA-MIJKII XIKAMDA SUUGAANTA ( CAASHAQA HAWEEN)!
Gabay-gan waxa tiriyey cilmi boodhari, waa gbay jacayl ah, waxana inta badan la yidhaahaa waa kii ugu horayey markii u cadaystay
September 6th, 2010--2:25 pm --Quraanka iyo Sunnaha Qalinkii:Saeed Ibrahim Hussein
waa daruuri,waxa aaynu ku jirnaa tobankii u dambeeyey guntiga ha loo wada giijisto cibaadada.Quraanku waa qawlkii Illaahay oo Alle ku soo dejiyey
September 6th, 2010--2:24 pm --Hambalyo Dhalasho Wiil(MAXAEMD AXMED iyo MAXAEMD AXMED)
Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan MAXAEMD AXMED CALI
MAXAEMD AXMED haybe
oo uu dhawaan wiil ugu dhashay
Vancouver, Canada wiilkaas oo loobixiyay C/raxmaan
Waa hees cusub oo lamagacbaxday *Madax weynooow*
Bulsha-weynta JSL,waxay codsatay isbedel ku yimaada qaranka somaliland,waxay dooneen maamulkii madax-weyne Daahir Riyaale inuu meesha ka baxo maamul kalooy
September 6th, 2010--2:19 pm --Muhiimadda Kenya ay u leedahay Somaliland Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan
Hawsha gudaha laga qabanayo ee la xidhiidha dhinaca adkaynta nabadgalyada, horumarinta dhaqaalaha, iyo siiba shaqo abuur loo sameeyo dhallinyarada si ay wadankooda u aaminaan
September 6th, 2010--2:17 pm --BULSHO HAB ORAAHEED WAX ISUGU GUDBISA(ORAL SOCIETY)
Marka koobaad Waxaan Salaan Hawada usoo Marinayaa Umada Islaamka Meelkastoo Ay joogaanba Waxaanan Leeyahay Rabadaan
September 6th, 2010--2:15 pm --Soomalida dagan magaalada Jönköping ee dalka Sweden iyo nawaaxigeeda oo u hambalyaynaysa Jamaal Halkaraan.
Soomalida dagan Jönköping iyo nawaaxigeeda ayaa hambalyo iyo taagero udiraysa halyayga siyasiga ah ee Mr-Jamaal Halkaraan
September 6th, 2010--2:14 pm --Soomalida dagan magaalada Jönköping ee dalka Sweden iyo nawaaxigeeda oo u hambalyaynaysa Jamaal Halkaraan.
Soomalida dagan Jönköping iyo nawaaxigeeda ayaa hambalyo iyo taagero udiraysa halyayga siyasiga ah ee Mr-Jamaal Halkaraan oo u sharaxan doorashada dhawaan qabsoomi
September 6th, 2010--5:50 am --MADAXWEYNAHA HALAGA DAAYO FARA GALINTA.By:Sharma’arke Maxamed
Asalaamu calaykum dhamaan muslimiinta af-somaliga ku hadasha gaar ahaan reer Somaliland, Waxaan beryahan aan ku arkaa dad iyo web-sideyo
September 5th, 2010--8:03 pm --
Berbera(Togaherer.com):- Maayarka magaalada Berbera Cabdalla Maxamed Carab, ayaa 130 geed ka guddoomay Ururka dhalinyarada Saaxil ee SOSYA , Geedahaas oo ay ugu talagaleen inay qayb ka qaataan horumarinta Bilicda
September 8th, 2010--2:49 am --Ururka SOYDA Oo Maanta Albaal Marino Gudoonsiiyey Dhalinyaro Ku Taramasya Gabayo Oo Ka Tirsan Xarunta Agoomaha Hargeysa + SAWIRO
Ururka SOYDA {Somaliland Youth Development Association} ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa, ayaa maanta abaal-marino
September 7th, 2010--8:12 pm --Ciidama Alshabaan oo aad ugu soo fiday goobo hor leh oo ka tirsan magaalada Moqdisho.
Xoogaga Alshabaab ayaa horumar ka sameeyay dagaaladii saacadihii u dambeeyay ay la galeen
Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo hada ah difaaca kaliya Dowladda lulaneysa ee Madaxtooyada
isugu uruurtay.
Ciidamada Dowladda ayaa La Sheegayaa in Ay Soo Baneeyeen Dhawr Aag oo ay Hore u deganaayeen.
Iyadoo dagaalo xoogan ay ka sii socdaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa Ciidamada Dowladda oo ku sugnaa aagag dhowr ah waxay soo baneeyeen dhufeysyadooda, iyagoo gadoodsan.
September 7th, 2010--12:35 pm --War deg deg ah : Golaha gurtida oo mudada u kordhiyey Golayaasha(Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka).
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha guurtida Somaliland ay yeesheen ayaa waxay ku meel mariyeen mudo kordhin Golayaasha (Gurtida , Wakiilada, Golayaasha Deeganka).
September 7th, 2010--10:11 am --Raysal Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka adag ee Somalia.
Mr. Tony Blair oo ahaa Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladda dalka Ingiriiska ayaa isagoo u waramayay Warbaahinta dalkaasi waxa uu ka hadlay Muslimiinta mayalka adag ee ku sii faafaya qaar ka mid ah dalalka
September 7th, 2010--8:35 am --Ninka ugu gaaban ragga adduunka ku nool……………
Bogota,(THN): Dalka Colombiya ayuu u dhashay Edward Nino Hernandez oo da’diisu tahay 24-jir oo ku nool caasimadda dalka ee Bogota ayaa lagu tilmaamay inuu yahay ninka ragga adduunka ku nool ugu gaaban
September 7th, 2010--8:34 am --Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub Oo Ururka Rajo Uu Ka Hirgaliyey Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeysa….
Marwada Madaxweynaha Somalialnd Marwo Aamina Sheekh Maxamed{Aamina Waris}.Ayaa Manata Si Rasmi Ah Xadhiga Uga Jartey Dhisme Cusub oo ay Ururka Rajo Ay Hirgaliyeen Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeysa.
September 7th, 2010--6:54 am --Casharkii Siirada Rasuulka{Scw}Ee KasocdeyBisha Ramadaan Majidka Xawaad leh Oo La Soo Gabagabeeyey + Abaal marino lasiiyey Dadkii Kaalamaha Hore Kagaley Imtaxaankii gabogabada…..
Casharkii Siirada Rasuulka {Scw}Ee Kasocdy Masjidka bisha Ramadaan Masaajidka Xaawaadleh Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta
September 7th, 2010--6:53 am --Wasiir Gabboose Muxuu Ka Yidhi Dib-u-furashada Urur-siyaasadeedkii Qaran Iyo Halka Uu Ku Dambeeyey Hankiisii Siyaasadeed Ee Madaxnimo-doonku?
Hargeysa(Togaherer.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa sheegay inaanu ka bi’in
September 7th, 2010--3:32 am --Guurtida Oo Ka Fadhiisanaya Doodda Muddo Kordhinta Golayaasha Baarlamaanka, Mudanayaal Ka Baxay Fadhiga Iyo Mooshin Buuq ka dhashay
Hargeysa(Togaherer.com):- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay isugu yimid kalfadhi aan caadi ahayn, kaas oo ka qabsoomay hoolka
September 7th, 2010--3:26 am --Wasiirka Xannaanada Xoolaha Oo Sheegay Inay Maxjarka Cusub Ee Indha-deero Dawladdi La Wareegeyso, Laba Maxjarna Berbera Ka Wada Furnaan Karin
Hargeysa(Togaherer.com):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa sheegay inay dawladdu la wareegayso maxjar cusub
September 7th, 2010--3:00 am --Wasiirradii Ugu Badnaa ee Xukuumadda Siilaanyo Oo Maanta Mar Qudha Madal Shir Jaraa’id Ku Wada Qabtay Iyo Waxyaabaha Ay Kaga Hadleen
Hargeysa(Togaherer.com):- Wasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geel-jire), Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Cabdi Gabboose, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Axmed Cabdillaahi, Wasiirka
September 7th, 2010--2:37 am --Taliyihii Ciidamada Milatariga DKMG Somaliya Gen:Kaahiye oo xilkii laga qaday iyo Xil. Axmed C. Jees oo Loo Magacaabay.
Taliyihii Ciidamada Milateriga Dowladda KMG Gen. Maxamed Geelle Kaahiye ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, kadib markii mudooyinkii u dambeeyay jireen khilaaf u dhaxeeyay isaga iyo Madaxweynaha.
September 6th, 2010--7:16 pm --Wasiirkii hore ee Duulista oo markii ugu horreysay ka hadlay aragtidiisa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee talada kala wareegtay
Mr. Warancadde waxa uu sheegay in furashada ururro siyaasadeed oo la tartama saddexda xisbi ee jiraa ay dani ugu jirto Somaliland, balse waxa uu ku baaqay in si mug leh looga dooddo
September 6th, 2010--2:29 pm --Inkastoo Mareykanku soo af-jartay qaabkii hawlgalka weerarada dagaalka Iraaq haddan ciidamadoodu waxay ka qeybqaadanayaan goobaha dagaalka….
BAQDAAD, (THN): Maalmo yar ka dib markii lagu dhawaaqay inay dawladda mareykanku soo af-jartay hawlgaladii dagaalka Iraaq oo ciidamadeeda ku hadhay
September 6th, 2010--2:21 pm --Duqa Magaalada Burco Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Halista Bacdu Ku Hayso Xoolaha Nool Iyo Bilicda Deegaanka
“Xukuumadda waxaan u soo jeedinayaa inay joojiyaan Bacda sidii uu Allah ha u naxariistee Dayib Guray markuu ahaa Wasiirka Ganacsiga u joojiyey….” Maayarka Magaalada Burco.
September 6th, 2010--2:10 am --Al-Shabaab Oo Dhoollatus Ku Muujisay Awoodda Ciidammo Tababbar Dhammaystay Iyo Khasaaraha Dagaalladii U Dambeeyey
Muqdisho(Togaherer.com):- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallama Koonfurta iyo qaybo ka mid ah Badhtamaha dalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Boqolaal ka mid ah Ciidammo
September 6th, 2010--2:06 am --Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Markii 1-aad Ka Hadashay Xidhnaansha Wargeyska Maandeeq Oo Aan Aan Maamulkii Rayaale Ka Dambaynin
Hargeysa(Togaherer.com): Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xidhnaanta
September 6th, 2010--1:44 am --Kooxda Kubada Cagta Shirkada Isgaadhsiinta Nation Link Oo Ku Guuleystey Tartankii KoobkaBisha Ramadaan Ee Kooxaha Heerka Kowaad Ee Garoonka Xawaadleh ….
Kooxda kubada Cagta Ee Nationlink Ayaa Galabta Ku Guuleysatey Koobkii Heerka Kowaad Ee Tartanka Ramadaanta Ee Kasocdey Garoonka Xawaad Leh Ee Magaalada Hargeysa..
September 5th, 2010--5:20 pm --Shir ay isugu yimaadeen Suxufiyiinta Soomaalida Yurub oo manta si rasmi ah uga furmay dalka Holland [Sawiro]
Magaalada Utrecht ee dalka Holland waxaa manta ka furmay shir looga hadlayay xaaladda ay ku sugan Suxufiyiinta Soomaalida Yurub iyo kuwa joog gudaha Dalka Somalia
September 5th, 2010--3:08 pm --Xildhibaannada Guurtida oo u Feedhanaya Sidii ay Muddo Shan Sanno ah Isugu Kordhin Lahaayeen iyo Dareennada Kala Duwan ee ku Xeeran
Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa la sheegay inay u feedhanayaan sidii ay kuraasta golaha u sii fadhiyi lahaayeen shan sannadoo
September 5th, 2010--2:55 pm --
Ramadaan Kariim, salaan qaaliya iga gudoon, waxaan halkan kuugu soo dirayaa Hees Cusub oo la magac baxday “siyaasadu maaha dhiig”
September 5th, 2010--1:17 pm --Masuulka loo magacaabay CHIEF OF CABINETka iyo aqoonta UU u leeyahay shaqada loo igmaday
Masuulka loo magacaabay CHIEF OF CABINETka iyo aqoonta UU u
September 5th, 2010--11:03 am --Masuuliyiinta lamagacaabay iyo aqoonta ay u leeyihiin shaqada loo igmaday Qaybtii Kowaad
Tan iyo wakhtigii la soo doortay dawlada cusub,waxa
September 4th, 2010--7:31 pm --Toobadda ama Toobad keenka W/Q:Saeed Ibrahim Hussein
Bisha Ramadaan ee barakaysan Tobonkii ugu danbeeyey baynu galnay waa in la badiyo toobad keenka iyo istaaqfuralaysiga oo Allaa og waxa
September 1st, 2010--8:01 am --Fallo:Wargeysyada Somaliland ma asal(Accuracy)raacbaa mise isir raac(Media bias)?Ibrahim Mohammed Aden(MAM)
manta igu kaliftay inaan qaalinka uqaato kana faalodu waa Warbaahinta Somaliland,warbahintu sideedaba waa hab lagu gudbiyo wararka ka dhacaya calamka,
August 31st, 2010--7:08 am --11KII APRIL IYO FURASHADII BOQORKII SHINIDA! Marxuum Muj: Cabdilahi Askar
Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun Allah Naxariistii Janno haka waraabiyo Mujaahid Cabdilaahi Askar oo maanta geeridii Xaqa ahayd
August 30th, 2010--5:20 am --Sadaqada………W/q:Saeed Ibrahim Hussein
Bisha Ramadaan ee barakaysan waa in la badiyaa acmaasha wanaagsan oo si aad ah loo baxsadaa sadaqada,oo dadka ehelka iyo qaraabada iyo masaakiinta la siiyo.
August 28th, 2010--12:33 pm --Kulmiye Waa Jabhad Joogta 1990kii. W/Q: Ismaaciil Cali.
Dhammaan ummadda Somaliland iyo saaxiiba deedba guul iyo farxad bay u tahay sida fiican ee ay u qabsoontay doorashada madaxtoyada ee 26 June 2010
August 27th, 2010--7:59 pm --Muxuu sharcigu ka qabaa xilalka uu Madaxwaynu abuuray..Sharciyaqaan Mohamad A Adam
Ma jirto Awood sharci oo Madax waynaha u diidaysa in uu Hay’ado iyo Sarakiil Dawladeed ma gacaabo.
August 27th, 2010--5:20 pm --Kindness and Tolerance in Islam…Written:Saeed Ibrahim Hussein
Dear brother accept my Islamic greatings to you I hope you and us to get the mercy and the tolerance of our Almighty Allah,be in the please of the Allah,
August 26th, 2010--4:03 pm --Yaa Caawinaya!!!!!!!
Gabadh 4 jira oo magaceeda la yidhaahdo Shakiira
August 26th, 2010--8:01 am --Xidhiidhka iyo Xuquuqda la isku leeyahay…W/q:Saeed I.Hussein
Bisha Ramadaan waa in qofka Muslinka ahi ilaaliyaa waajibaadka iyo xuquuqda
August 24th, 2010--8:58 am --MOORYAAN AAN HUBAYSNAYN: HAWLWADEENADA CAAFIMAADKA IYO SOMALILAND – By Maxamed Haaruun (Maxamed-indho)
Ereyga dhagaha u wacan, dadkuna maqalkiisa iyo odhaahdiisaba jeclaysto, waayadan dambena Somaliland
August 24th, 2010--8:57 am --Dadka gabooba ee Barnaamijyada Idaacaduhu ma duugoobaan ee waa laga xiiso dhacaa. Hamud Duale
Milicidii arligeenaad maalmo soo dhami laydoo, shaadirkaangan madaw waad
August 23rd, 2010--6:22 am --Waa Maxay Chief Of Cabinet Cilmiyan: Muxuu Masuul Ka Yahay Chief Of Cabinet…Qallinkii Mohamed Abdi Hassan (Diridhaba)
Waa Maxay Chief Of Cabinet Cilmiyan : Muxuu Masuul Ka Yahay Chief Of Cabinet
astuurku Muxuu
Sifooyinka Muuminka…..W/q:Saeed Ibrahim Hussein
Bisha Ramadaan ee barakaysani waa bil uu qofku ku carbiyo naftiisa oo ku tababaro sifooyinka wanaagsan
August 22nd, 2010--9:03 am --Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(Qaybtii 7,8,9,10).W/q:Cali Axmad
Qeybtaana waxaan kusoo qaadan Doonaa Suuaradaha kala ah
August 21st, 2010--10:36 am --Ducada iyo Talasaarashada Alle(Tawakulidda Alle)Wq:Saeed Ibrahim Hussein
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa in aan fadligeeda la iska dayicin ee Quraanka iyo digriga iyo ducada la badiyaa
August 20th, 2010--10:02 am --Hanuunka iyoTaqwada Eebbe…W/q:Saeed Ibrahim Hussein
Bisha Ramadaan ee barakaysan waa in qofku si dhab ah u safeeyaa iimaankiisa oo ku sifoobaa sifooyinka Muuminka xaqiiqda ah,oo kasbada ajarka bisha.
August 18th, 2010--5:10 am --

