Boqortooyada Holland Oo Reysal Wasaaraa Ethiopia Ku Wareejisey Taaj Laga Xadey Qarniyo Badan Kahor Waxaana Loo Qabtey Xaflada Weyn Oo Lagulakala Wareegaayey Taajkaa

Boqortooyada Holland oo weysal wasaaraa Ethiopia ku wareejisey taaj laga xadey qarniyo badan kahor waxaana loo qabtey xaflada weyn oo lagulakala wareega ayey taajkaa
Wasiirka ganacsiga Netherlands Sigrid Kaag oo ku wareejinaayey abiya axmed ayaa usheegey iney qarniyo badan ilaalinaayen taajkan haatan a lagaadhey waxtigii lagu wareejinlaa dowlada Ethiopian
Taajkan Waxaa asliyan lahaa kiniisada katoliga ee Ethiopia ?? ma aana ku xardhan astaamaa salinka wareejinta Taajkan baa laga soo Dhaweeyey dhamaan kiniisadaa dawankaa walo imika ay kadhaxeysa xifiltan luqadeed oo waagii hore kutubtoodu lagu Qori jirey afka axmaariga laakiin imika oromadii kacsantey ooy doonayaa in luqada oromada dhamaan kiniisadaa lagu a

Advertisement

Ku Xayeysiiso